Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo kusugan deegaanka Baxdo ayaa la kulmay bulshada qeybaheda kala duwan, oo ay kamid ahaayeen Culimada, wax garadka iyo haweenka. Madaxweynaha ayaa ku dhiiri galiyay bulshada Baxdo sida ay iskaga difaaceen kooxdii argagixisada ahayd ee duullaanka qaawan ku soo qaaday deegaanka, waxuuna si gaar ah ugu amaanay … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ballanqaad u sameeyay Dadka deegaanka Baxdo (Sawirro)